Arday bartay sharciga islaamka intii ay dugsiyada xirnayeen

Mudadii bisha ahayd ee ay xirnaayeen dugsiyada maaddiga ee dowladda iyo kuwa sida gaarka ah loo leeyahay ayaa waxaa jiray arday waqtigaasi uga faaiidaystay inay bartaan culuunta sharciga diinta islaamka iyo quraanka kariimka.
Maxamuud Maxamad Sheekh Lafagari ayaa qodobkan oo faahfaahsan noo soo diray.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here