Arday dhiganayay dugsiga Lafeey oo natiijo sare keenay in kastoo ay caqabado dhowr ah jireen

Dugsiga hoose dhexe ee Lafeey ee ismaamulka Mandera, gobolka waqooyi bari ayaa sannadkan soo saaray arday kaalin wanaagsan ka galay natiijadii imtixaanka KCPE-da iyadoo deegaankaasi uu horay u wajahayay caqabado dhanka tacliinta ah cabsi la xariirta amniga oo jirtay awgeed.
Maxamad Cabdiqaadir ayaa qodobkan dhameystiraya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here