Arday jaamacadeed oo la helay isaga oo meyd ah

84

Arday wax kabaranayay Jaamacadda Egerton oo todobaadkii hore la waayay, ayaa laga helay gurikiisa oo ku yaalay Njoro isaga oo meyd ah.
Ardaygan oo lagu magacaabo Dennis Ongeri ayaa la sheegay in jirkiisu ay ka muuqdeen dhaawac gaar ahaana wajiga.
Madaxa Jaamacada Egerton Henry Mulyungu, oo xaqiijiyay geerida,ardayga ayaa sheegay in dadka ugu war dambayse axadii hore isaga oo markii dambe la waayay halka uu jiro.
Mr Mulyungu, ayaa ciidamada booliska waxaa uu ku booriyay inay bilaabaan baaritaano deg deg ah si lo ogaado waxa sababay geerida ardaygaasi.
Meydka Dennis Ongeri ayaa waxaa la geeyay jaamacada Egerton

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here