Arday ka been sheegay naftiisa

Arday ka tirsan kuliyadda tababarka ee caafimaadka Kenya (KMTC) ee loo haystay in la afduubay ayaa lagu qabtay goob xaflad ah ee magaalada Thika.
ciidamada dambi baarayaasha dalka ayaa ardaygan oo 19 sano jir ahaa gacanta ku dhigay daqiiqado ka hor markii uu walaalkiisa ku wargaliyay in la afduubtay.
haweenay ayaa sido kale wacday walaalkiisa iyadoona u sheegtay in la afduubtay walaakiisa .
waxaa ay sheegtay haweenaydaas in afduubayaasha ay dalbadeen lacag madaxfurasho ah oo gaaraysa 20 kun.
ciidamada dambi baarista ayaa baaritaan dheer ka dib ku ogaaday in afduubayaasha been abuurka ahaa lacagta loo diray .
Ciidamada ayaana gacanta ku dhigay ardaygii naftiisa ka been sheegay isagoona khiyaanay walaalkiisa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here