Ardayda KMTC ee Wajeer oo dibadbax dhigay.

Waxaa magaalada Wajeer ka dhacay dibadbax ay sameeyeen ardayda machadka bixiya tababarrada dhanka caafimaadka ee KMTC laantiisa ismaamulkaasi iyagoo cabashooyin dhowr ah muujiyay
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan oo dhameystiran noo soo diray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here