Ardeyda ku nool xeeryaha qaxootiyada dalka oo waxbarashada laga caawin doona

Ardeyda ku nool xeeryaha qaxootiyada ee dalkani Kenya ayaa riyadooda waxbarasha laga saacidi doono kadib markii maanta ay unhcr soo aggaasintay olola loogu aruurinaayo lacaga ay ku taakuleeyaan qarashaadka waxbarasha ee ardeydani
farhan Ali Mukhtar ayaa faah faahinta warkani inoo haya
Cod

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here