Askari qof shacabka dilay oo dil toogasho ah lagu xukumay.

Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya gaar ahaan qaybta Lixdanaad ee deegaanada maamulka Koonfur Galbeed ayaa xukun dil toogasho ah ku riday askari ka tirsna ciidamada Booliska Magaalada Baydhabo oo horay qof shacab ah u dilay.
Dable ismaaciil Cali Maxamed oo ka tirsan ciidanka Booliska gobolka Bay ayaa loo haystay eeda la xiriirta inuu si bareer ah u dilay Marxuum Huud Xassan Cali 11-kii bishii October sanadkii aan ka soo gudubnay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here