Australia oo xayiraad saaraysa 300,000 oo qof

Dowladda Australia ayaa sheegtay inay xayiraad dhanka isku socodka ah ku soo rogaysa ilaa 300,000 oo qof oo ku nool waqooyiga Melbourne.
Xayiraaddan ayaa shaqeyn doonto muddo hal bil ah waxaana looga gol leeyahay xakameynta faafitaanka cudurka COVID19.
Tani ayaa timid kaddib markii kiisaska cusub ee la xaqiijiyay labo toddobaad ay laba jibaar noqdeen oo ayna gareen 7,920 halka dhimashadu ay tahay 104 .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here