Home Authors Posts by starfmke

starfmke

981 POSTS 0 COMMENTS

Loogu Akhrinta Badanyahay

Wasiirka cadaaalda Ingiriiska oo iscasilayo

Wasiirka cadaaalda dalka Ingiriiska David Gauke ayaa sheegay inuu golaha wasiirada iska casilayo todobadkan malaimnta arbacada. Sida uu qoraayo Wargayska Times David ayaa sheegay inuu...

DCI-da oo baareyso shaqaala been abuur ah oo ka shaqeeya ismamaulka Taita Taveta

Guddomiyaha Maamul goboleedka Taita Taveta Granton Samboja ayaa ugu yeeray waaxda dembi baarista inay baaritaan dhamaystiran ku sameeyaan saraakiisha ka howl gala waaxda qaabilsan...

DHAGEYSO:Xeer ilaalinta Puntland oo ka hadashay dad lagu xidhay Magaalada Boosaaso.

Masuuliyiinta Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa ka hadlay dad lagu xiray Magaalooyinka Boosaaso iyo Garowe kuwaasoo Puntladn eedaymo u jeedisay. Xeer ilaaliyaha guud ee...