Baaritaano lagu sameynayo wadayaasha baabuurta xamuulka

Wasaaradda caafimaadka ee dalka ayaa sheegtay in Dowladda ay guda geli doonto baaritaano la marinaya wadayaasha baabuurta xamuulka qaada ee dalka gudihiisa ka shaqeeya ama soo galo.
Baaritaannada ayaa laga fulin doonaa barkontorollada kala duwan.
Waxaa howshan iska kaashanaya saraakiisha ammaanka iyo waaxda faya dhowrka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here