Baaritanao ka dhan caabuqa COVID-19 oo laga wado qeybo ka mid ah Nairobi

Waxaa maalintii labaad xaafadda Islii laga sameyn doona baaritaan la xariirta caabuqa coronavirus iyadoona dadka loogu baaqay inay ka qeyb qaataan.
Maanta baaritaanka waxaa laga sameeyn doona masjidka Al Hidaaya ee wadada Jam Street .
Mohamed Shine oo ah mas’uul u dhaqdhaqaqa arrimaha bulshada ayaa ugu baaqay dadka inay soo baxaan oo ay isbaaraan.

Sido kale baaritaanadan oo kale waxaa laga wadaa xaafadda Kawangware ee ismamaulkan Nairobi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here