Baarlamaanka oo u yeeray wasiirka maaliyadda

Guddiga xisaabaadka baarlamaanka ee PAC ayaa u yeeray wasiirka wasaaradda maaliyadda ee dalka Ukur Yatani si uu faahfaahin uga bixiyo sababta uunan lacago ku filan ugu qoondeyn xisbiyada siyaasadeed.
Guddoomiyaha guddigan ahna xildhibaanka deegaanka Ugunja Opiyo Wandayi ayaa xusay in xubnaha ay isku raaceen in loo yeero wasiirka.
Mr .Wandayi ayaa hoosta ka xarriiqay inay khasab tahay in loo hoggaansamo shuruucda dastuuriga ee ay ka midka tahay maalgelinta xisbiyada wadanka.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here