Baarlamaanka Soomaaliya oo aqrinta 1 marsiiyay sharciga Xisbiyada.

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Fedraalka Soomaaliya ayaa Akhrinta 1-aad waxay marsiiyeen Hindisaha dib u eegista iyo kaabista sharciga xisbiyada siyaasadda Dalka Soomaaliya.
Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye,Gudoomiye Ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawada iyo Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sh C/raxmaan ayaa dhamaantood faahfaahiyay arimaha la xiriira sharcigaan sidoo kale hoosta ka wada xariiqay muhiimada sharcigaan iyo qodobada ay tahay in dib u eegista lagu Sameeyo.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here