Baarlamaanka Soomaaliya oo laga dalbaday inay ansixiyaan Sharciga Jinsiga.

Kulan ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka Soomaaliya ururada haweenka Soomaaliyeed ayaa waxay uga hadleen meelmerinta Hindise sharciyeedka jinsiga iyo qoondada haweenka ee doorashada 2021 lagu qabtay dalka Soomaaliya.
Haweenkaan ayaa xildhibaaanda labada gole ee Soomaaliya waxay ka codsadeen inay ajandayaasha ugu horeeya ee kala fadhigeen ay ku daraan sharciga Jinsiga si marka la aqriyo kadib hadi wax laga dhimayo looga dhimo hadii lagu darayana loogu daro kadibna loo meelmariyo si uu u noqdo sharci dhaqan galay oo dalka laga adeegsado.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here