Banaanbax ka socda wadanka Egypt

Dibadbaxyo ayaa lagu soo waramayaa in ay ka socdaan wadanka Masar kuwaas oo looga soo horjeedo xukumadda madaxweyne Abdel Fattah Al-Sisi.
Banaanbaxyadan ayaa waxaa ay ka dhacayaan magaalooyiinka Kafr El Dawwar, Qaahira, Alexandria iyo Aswan.
Waxaa ay dalbanayaan dibadbaxayaasha in Al-Sisi uu is casilo.
Isku dhac ayaa dhex maray booliiska iyo dibadbaxayaasha oo dab qabadsiinayay dhismayaasha qaar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here