Banaanbax looga caraysanyahay talaabadii uu manta ku dhaqaaqay xildhibaan Rashid Kassim oo ka dhacday Wajeer iyo xildhibaanka oo la xiray.

Waxaa tan iyo ilaa galabta ismamaulka Wajeer ka socday banaabax weyn oo looga soo horjeeda gacan qaadkii uu xildhibaanada haweenka aqalka baarlamaanka u matasho Wajeer Faduma Gedi uu u gaystay xildhibaanka laga soo doortay bariga wajeer Rashid Khasim.
Ciidamada booliska Wajeer ayaa rasaas iyo suntan dadka kaga ilmaysiisa ua deegsaday dhalinyaro badan oo caraysan o iskugu soo baxday wadada weyn ee Wajeer kuwaas oo taayaro ku gubay wadada dhexdeeda.
Waxaana hakad galay isu socodka iyo dhaqdhaqaaq magaalada Wajeer.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here