Bandowga dalka oo la sii kordhiyay

Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in bandowga dalka uu sii jiri doono ila iyo 30 maalmood kaas oo sida caadada ahayd u bilaabanaya 9-ka ama 3 saac fiidnimo waxaa uuna ku egyahay 4-ta aroornimo .
Waxaa sido kale muddo 30 maalmood ah sii xirnaan doonaan goobaha khamrada lagu cabo ee baararka.
Huteelada ayuu madaxweynaha sheegay in la xiro 7 fiidnimo marka la gaaro .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here