Bangiga adduunka oo 14 bilyan wax uga qabanaya COVID-19

Bangiga adduunka ayaa sheegay inuu lacag dhan 14 bilyan oo doolarka Maraykanka ah uu ku taakuleyn doono dadaallada lagula tacaalaya cudurka saameeyay qaar ka mid ah wadamada dunida.
Waxay tani micnaheedu tahay in bangiga uu kordhiyay dhaqaalaha uu arrintan u qoondeeyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here