Barasaabka Homa Bay oo xanuunsanaa oo xafiiska dib ugu soo laabtay

Waxaa maanta xafiiskiisa dib ugu soo laabtay barasaabka ismaamulka Homa Bay Cyprian Awiti kadib in muddo uu xafiiska ka maqnaa
Mr mwiti ayaa ladaaladacayay xanuun indaha asagoon aragiisa waayay balsé Guddoomiyaha ayaa maanta sheegay inuu dib u helay aragiisa ka dib dhowr bilood oo indho la’aan ahaa.
Wuxuuna dhanka kale sheegay inuu sificaan wax uu arki karo oo uusan u baahnayn caawimaadda kaal kaaliya.
“Waxaan wayay aragii laakiin Ilaah ayaa dib igu soo celiyay. Waxaan u mahadcelinayaa qof kasta oo isoo duceeyay,” ayuu yiri ka dib markii uu shaqada ku soo laabtay toddobaadyo ka dib markii laga daaweeyay xaaladda indihiisa.
Mr Awiti ayaa waayay aragiisii dhamaadkii 2018-kii sidaa darteed wuxuu hakiyey howlihii qaar ee ismaamulka si uu daweyn ugu helo isbitaalo dhowr ah oo dibada, sida wadamo ay kamid yihiin Jarmalka.

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here