Barasaabka ismaamulka Kitui oo hor tagtay aqalka sare

Guddoomiyaha ismaamulka Kitui Mrs. Charity Ngilu ayaa maanta ka soo hormuuqatay aqalka sare ee dalka.
Waxaa su’aalo laga weydiiyay qaabka maamulkeeda uu u maareeyay lacagaha dadweynaha.
Senetarrada ayaa cuskanayay warbixin ka soo baxday xafiiska hanti-dhowraha guud ee wadanka taasoo lagu sheegay in dowladda ismaamulka Kitui aynan bixin deymo lagu yeeshay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here