Barasaabka Nairobi oo mar kale maxkamadda tagay

Waxaa mar kale maanta maxkamadda sare ee dalka laanteeda qaabilsan dhageysiga iyo go’aaminta kiisaska musuqmaasuqa ka billaabatay dacwad ka dhan ah guddoomiyaha Nairobi Mike Sonko.
Mr. Sonko ayaa lala xiriiriyay fadeexad la rumeysan yahay in lagu lunsaday 357.4 milyan oo shilin.
Sido kale waxay maxkamadda horay uga mamnuucday inuu tago xafiiskiisa rasmiga ee uu bulshada uga adeego si uunan u faragelin caddeymaha loo cuskanaya eedeymaha loo soo jeediyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here