Bareyaasha Iskuulo ay dowladu la wareegtay oo Cabanaya.

Qaar ka mid ah barayaasha Iskuulo ay dowlada Soomaaliya la wareegtay ayaa sheegay inaysan mudo Sadex Bilood ah qaadan mushaaraadkoodii.
Macalimiintaan ayaa xusay in ilaa iyo markii ay dowlada Soomaaliya la wareegtay Iskuulada ay qaadanayeen Mushaarkooda balse sadexdii bilood ee ugu danbeeyay ay wax isbadaleen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here