Barnaamijka Kenyaanka faraha qaxootiga looga bixinayo oo ka socdo Wajeer

Waxaa qeybo badan oo ka mid ah gobolka waqooyi bari Kenya sida ismaamulka Wajeer ka socdo barnaamijka faraha qaxootiga looga saarayo dadka Kenyaanka ee ay horay duruufaha nololeed ku qasbeen inay iska diiwaangeliyaan hay’adda UNHCR.
Meelaha uu ka socdo waxaa ka mid ah degmada Leheley ee dowlad deegaanka Wajeer oo uu wariyahayaga Cabdiraxmaan Mucaawiye kula kulmay dadka iyo mas’uuliyiinta ka qeyb qaadanaya.
Dadka ayaa cabasho ka muujinaya inuu dib u dhac jiro.
Waxaa sido kale dhinaca kale soo baxaya in dadweynaha ay lacago bixinayaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here