Barnaamijka Kenyaanka faraha qaxootiga looga saarayo oo maanta billaabanaya

Waxaa maanta deegaanka Dadaab lagu wadaa inuu si rasmi ah uga billowdo barnaamijka faraha qaxootiga looga saarayo dadka deegaanka ee galay diiwaanka hay’adda UNHCR waxaa uuna qorshuhu yahay in tani ay socoto muddo bil ah
Qaar ka mid ah mas’uuliiyinta deegaan baarlamaaneedka Dadaab ayaa dowladda iyo shacabkaba kula dardaarmay in arrintan ay u dhacdo si wanaagsan isla markaana aan la siyaasadeyn.
Sido kale dowladda ayaa loogu baaqay inay fududayso barnaamijkan si dadweynaha adeeggan u baahan ay uga faaiidaystaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here