Baroordiiq 10 cisho ah oo ka billaabanaya Spain

Wadooyinka Spain

Waxaa maanta dalka Spain ka billaabanaya baroordiiq loo sameynaya in ka badan 27,000 qof oo uu noloshooda galaaftay cudurka covid-19.
Baroordiiqa ayaa la qorsheeyay inuu socdo muddo 10 cisho ah.
Sido kale dowladda wadankaas ayaa sheegtay in calanka qaran hoos loo dhigaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here