Beeralyada Garissa oo ka cabanaya fatahaado saameeyay

Fatahaadaha wabiga Tana River ee mara magaalada Garisa ayaa saamayn adag ku yeeshay dadka beeralayda ah ee ay beerahooda ku yaalaan wabiga jiinkiisa.
Qaar kamid ah beeralayda oo u warramay idaacada STAR FM ayaa ka hadlay saamaynta soo gaartay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here