Bixinta dokumeentiyo muhiim ah oo berri laga billaabayo Dadaab

Deegaanka Dadaab ee ismaamulka Garissa ayaa waxaa berri ka billaabanaya bixinta waraqadaha dhalashooyinka iyo adeegyo kale oo muhiim u ah bulshada kuwaaso ay horraan u doonan jireen magaalada Garissa.
Wariyahayaga Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan oo faahfaahsan noo soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here