Boni Khalwale oo xaaskiisa geeriyootay

Senatarkii hore ee ismaamulka Kakamega Boni Khalwale ayaa xaaskiisa geeriyootay
Qoraal uu soo dhigay bartiisa rasmiga ee facebook ayuu ku sheegay in xaaskiisa oo lagu magacaabo Adelaide Khalwale ay dhimatay
Haweenedeen ayaa u dhimatay cudurka kansarka iyadoona muddoyin kii dambe xaaladeyda aad uliidatay
Waxayna ku geeriyootay gurigeeda ku yalla ismaamulka kakamaega ayadoona la qaaday isbitaalka mukumu
Markii ugu horraysay ee haweeneydaan cudurka laga helaya aya ehed sanaadkii 2003-kii waxaana markaas la sheegay in cudurkaani ka galay qeybta ilmo-galeenka iyadoona laga daaweeyay balse dib ugu soo laabtay
Isagoo la hadlayay warbaahinta Mr khalwaale ayaa sheegay in asaga iyo xaaskiisa ay is qabeyn muddo 39 sano
Waxaana cudurkaan kansaarka horaan ugu geeriyooday xildhibaankii hore ee Kibra Ken Okoth barasabkii ismaamulka Bomet labooso iyo madaxii fulinta ee isgaarsiinta safaricom Bob Collymore

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here