Booliska Belarus oo boqolaal dibadbaxyaal ah xabsiga u taxaabay

Booliska dalka Belaruus ayaa xiray boqolaal banaanbaxayaal ah kuwaas oo ka qeyb qaadanayay dibadbax looga soo horjeedo xukumadda.
Wadanka Beleruus ayaa maalmahanba waxaa hareeyay banaanbax xoogan oo shacbka ku diidan yihiin hoggaanka.
Madaxweynaha dalkaas ayaana xiray qaar ka mid ah xuduudaha dalkaas uu la wadaago wadamo kale si loo xakameeyo khalalaasaha ka jira Belaruus

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here