Booliska Belarus oo xiray ugu yaraan 500 oo qof kaddib dibadbaxyo dhacay

Ciidamada ammaanka ee dalka Belarus ayaa xabsiga u taxaabay in ka badan 500 oo qof.
Tani ayaa timid kaddib markii ay dhaceen dibadbaxyo qaran oo dowladda looga soo horjeedo.
Waxaa sidan ku warramaysa wakaaladda wararla ee RIA oo soo xiganaysa wasaaradda arrimaha gudaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here