Booliska Juja Farm ee Kiambu oo habeenkii mamnuucay mootada

Ciidamada booliska Juja Farm ee ismamaulka Kiambu ayaa 3 saac habeenimo mamnuucay inay socoto mootada loo yaqaano Boda Boda ka dib markii falal dhac ah ay ku soo bateen Kiambu.
Wakilka Juja Charles Mureithi wuxuu sheegay inay hayaan macluumaad ah in mootada loo adeegsado falalka dhaca ah.
Wuxuu sheegay in xayiraaddu sii jiri doonto illaa inta xasiloni looga soo dabaalayo Juja ee Kiambu.
Maalmihii la soo dhaafay ismamaul goboleedka Kiambu waxaa falal amniga lid ku ah samaynayay kooxo burcad ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here