Booliska oo doonayan in FBI-da ka caawiso warqada ku qoran dilka madaxweyna Ku xigenka

Booliska arrintan baaraya ayaa haatan u jeedsaday hay’ada baritanka dambiyada FBI ee dalka Maraykanka si ay ooga caawiso inay helaan xaqiiqda warqada ku qoraan inay jiraan saddax wasiir oo qorsheynayaan inay dilaan madaxweyna ku xigeenka dalka William Ruto
Inkasta uusan madaxweyne ku xigeenka William Ruto warbixin ka qorin arrintan ila shala galinkii dambe ,Booliska waaxda dembi barista ayaa sheegaya inaysan ku deg degayn tan iyo inta ay ka xaqiijinayaan warqadas.
Qaybta waxda dembi baarista ee qaabilsan dembiyada internetka ayaa waxay sheegayana inay la hadleen FBI-da maraykanka maadama ay arrintan tahay mid xasaasi ah si ay ooga cawiyaan cida warqadaasi soo dejisay.
Balse Mr Kinoti ayaa sheegay in kaliya Qaybta dambiyada internetka ay kaliya baarayan arrintan,Isla markana ay la shaqayn karaan laamaha kale caalamka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here