Brazil oo ay COVID19 ugu dhinteen in ka badan 1,000 qof oo hor leh

Guddiga ka hortaga cudurka ee Brazil

Wasaaradda caafimaadka ee dalka Brazil ayaa xaqiijisay kiisas dhimasho cusub oo ah COVID19 kuwaas oo dhan 1,071.
Tirada guud ee xaaladaha fayraska corona ee Brazil ayaa hadda ah 1,839,850 .
Waxaa ilaa iyo hadda wadanka Brazil laga diiwaangeliyay dhimasho ka dhalatay cudurka oo dhan 71,469 .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here