Brazil oo diidi doonta deeqda wadada barwaaqa sooranka G7 ee ay kula tacaali lahayeen dabka kaynta Amazon

Dalka Brazil ayaa waxay sheegaysa inay diideyso deeq kaga timid wadamada barwaaqa sooraanka ee G7 laisku yirahdo ka dib markii ay ku deeqday lacag dhan 20Milyan oo doolar.
Sarakiisha sar sare ee dalka Brazil ayaa u sheegay Madaxweynaha dalka Fransiiska Emmanuel Macron inuu xanaaneyo dadkiisa .
Wadamada G7 ayaa ugu tala galay lacagtas in lagula dagaalo dabka kaynta Amazon.
Wasiiirka deeganka Dalka Brazil Ricardo Salles ayaa horaantii saxaafada u sheegay inay soo dhawynayaan deeqda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here