DHAGEYSO:Bukaan ku xanuunsan Nairobi oo bulshada ka codsaday inay caawiyaan

Cabdi Aadan oo ku xanuunsan xaafadda islii ee deegaanka Kamukunji magaaladatani Nairobi ayaa bulshada ka codsaday inay garab ku siiyaan qarashaadka ku baxaya qalliin ay dhakhaatiirta caafimaad sheegeen in lagu sameynaya .
Wakiil wareedka Warbaahinta Star ee Nairobi Farxaan Cali Mukhtaar ayaa la kulmay warbixintanna ka diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here