Bulshada Dadaab oo ka walaacsan dilka uu isku gaystay wiil arday aha

Waxaa soo badanaya fal celiska bulshada deganka dadaab iyo xeryaha qaxotiga ee ku adan falkii uu isku dilay wiil 26 sano jir ahaa oo dhigan jiray galaaska afraad ee iskuulka sare oo malintii labada ee isbuucan kadhacay xerada qaxotiga ee Ifo
bulshada degankaas iyo bahda wax barashada ayayna arinkan walwal badan iyo yaab ku noqotay
mohamed baaruud Hussein ayaa warkaas Dadaab inoga soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here