Cabasho ka soo yeeraysa haweenka ka ganacsado caanaha ee Habaasweyne

Qaar ka mid ah haweenka caanaha ka ganacsado ee magaalada Habaasweyne ee deegaanka Koonfurta Wajeer ayaa cabasho ka muujinaya inaan waxba loo qaban in kastoo ay soo doorteen madax ballanqaadyo dhowr ah u sameeyay .
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan dhameystiraya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here