Cariiriga wadooyiinka Mandera oo la yaraynaya

waxaa digniin loo diray baabuurleyda ismaamulka Mandera ka dib markii loo diyaariyay sarkaala kala haga baabuurleyda.
Waxaana loogu baaqay baabuurleyda inay ilaaliyaan sharciga wadooyiinka ayna aadeecaan sharciga taraafikada.
shalay ayay ahayd markii Dowlada ismaamulka mandera oo yeelatay ciidamada qaybta taraafikada oo howlo badan ka qaban doonto magaalada mandera gudoomiyaha dowlada hoose Hassan Nur Adan Abudllahi ayaa sharaxayo ciidamadaan iyo waxa ay qabanayaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here