Caruur agoon ah oo la gaarsiiyay dhar Ciid

Caruurta Agoonta ah ee ku jira xerada agoomaha ee Digtoor ayaa waxaa la gaarsiiyay dhar Ciid ah oo looga farcinayay Caruurtaas.
Waxaa dharkaan Ciida ah gaarsiiyay Hay’ada Baariyow Foundation waxaan halkaas ka hadlay agaasimaha Xarunta Agoonta DR ka dare Xaliima Cabdulle Cilmi Agaasimaha Hay’ada baariyoe Foundation iyo Qaar ka mid ah Caruurtii Agoonta ahaa ee dharka Ciida la gaarsiiiyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here