Caalamka oo ka falceliyay duqeymihii ay Iiiraan la eegatay Israa’iil

0
114

Waddamada kala duwan ee caalamka ayaa cambaareeyay weerarradii ay Iiraan ku qaadday Israa’iil.
Waxay ka digeen in tani ay xasilloni dheeraad ah u horseedi karto Bariga Dhexe iyagoo ku baaqay is xakameyn.
Dhinacyada weerarrada Iiraan cambaareeyay waxaa ka mid ah Xoghayaha Guud ee qaramada midoobay Mr.Antonio Guterres ,Midowga Yurub, gaashaanbuurta NATO, Ingiriiska, Canada , Shiinaha , Masar, Faransiiska,Jarmalka ,Indonesia , Ciraaq, Talyaaniga , Qatar, Ruushka , Sacuudi Carabiya , Spain, Turkiga, Ukraine iyo Maraykanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here