Loogu Akhrinta Badanyahay

DHAGEYSO:Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo wasiiro magacaabay kuwo kalena Xilka ka qaaday.

Madaxweynaha Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa xilalkii ka qaadey qaar kamid ah golihiisa Wasiirada,wuxuuna Magacaabay kuwa Cusub...

Kalkaaliyaasha isbitaalka Pumwani oo shaqa joojin billaabay

Kalkaaliyaasha ka howlgalo isbitaalka umusha ee Pumwani ee magaaladatani Nairobi oo gaaraya 65 ayaa maanta guda galay shaqa joojin. Waxay doonayaan in la siiyo lacago...

DHAGEYSO:Dalxiiska Soomaaliya oo dib u habayn lagu samaynayo

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa Maanta ku dhawaaqay in wasaaraddu billaabeyso diiwaangelinta iyo qiimeynta shirkadaha...

Rai’isul wasaaraha Malasiya Mahaathir Maxamad oo xilka iska casilay

Rai’isul wasaaraha dalka Malasiya Mahathir Mohamed ayaa ku dawaaqay in uu xilka iska casilay kaddib muran badan oo siyaasadeed oo hareeray wadankaasi. Iscasilaadiisa ayaa waxaa...