Loogu Akhrinta Badanyahay

Wabiga Shabeelle oo ku fatahay tuulooyin hoos taga degmada Balcad

Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in Webiga Shabeelle uu fatahaad ka sameyay tuulooyin hoos yimaada degmada Balcad. Fatahaada wabiga ayaa sababtay...

DHAGEYSO:Maamulka degaanka janaale oo digniin soo saaray

Maamulka degaanka Janaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose oo kaashanaya Ciidamada dowladda ee ku sugan degaankaas ayaa waxaa ay goob fagaaro ah ku gubeen jaad...

DHAGEYSO:Mulkiilayaasha dugsiyada gaarka ah oo ay saameyn ka soo gaartay COVID19

Dib u dhigista furitaanka dugsiyada ee ay dowladda ku dhawaaqday ee ilaa sannadka dambe ayaa saamayn culus ku sii yeelanaysa mulkiilayaasha xarumaha waxbarashada ee...

473 xaalado cusub oo coronavirus oo laga xaqiijiyay dalka

Wasaaradda caafimaadka ee dalka ayaa maanta shaacisay kiisas dheeraad oo ah kuwa fayraska corona oo gaaraya 473 kaddib baaritaano lagu sameeyay dheecaan dhan 6,979. Dadka...

Kulamo kala duwan oo ka socda Magaalada Dhuusamareeb

Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ka socda kulamo kala duwan oo ay yeelanayaan Madaxda Dowlad goboleedyada dalka Soomaaliya kuwaas oo halkaasi...