Loogu Akhrinta Badanyahay

Saddex haween ah oo loo xiray dhac laga gaystay Nairobi

Saraakiisha waaxda dambi baaristta ee DCI-da ayaa galinkii dambe ee shalay xiray 6 qof oo saddex ka mid ah ay haween yihiin kaddib markii...

Iiraan oo sheegtay inaynan dagaal diyaar u ahayn

Dowladda Iiraan ayaa sheegtay inaynan diyaar u ahayn inay dagaal la gasho dal kale hasa ahaate aysan marnaba ogolaan doonin in la daandaansado. Madaxa ciidamada...

Sacuudi Carabiya oo marti galinaysa shir ay yeelanayaan hoggaamiyaasha wadamada carbeed

Boqorka Sacuudi Carabiya Salmaan Bin Cabdilcaziiz ayaa lagu soo warramayaa inuu isugu yeeray kulan deg deg ah oo ay ka soo qeyb galayaan madaxda...

6 ka mid ah safaaradaha Kenya ee caalamka oo bixinaya baasaboorro dijitaal ah

Wasiiradda wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Dr. Monica Juma ayaa shaaca ka qaadday in 6 ka mid ah safaaradaha Kenya ay ku leedahay wadamada...

Agaasimaha dacwad oogidda oo amray in la dardargeliyo baaritanada la xariira dahabka faaliska ah

Agaasimaha waaxda dacwad soo oogidda dalka Mr. Nuurdiin Xaaji ayaa bayaan uu soo saaray ku sheegay inuu ka war helay cod la soo duubay...