Ciidamada France oo qabtay nin masaajid rasaar ku furay

Booliska Faransiiska ayaa qabtay nin looga shakisan yahay inuu toogasho ka gaystay masaajid ku yaal magaalada Bayonne ee koonfur-galbeed wadanka Faransiiska.
Ninkan toogashada masaajidka ka gaystay ayaa dhaawacay laba qof oo ay da’doodu tahay 74 sano jir iyo 78 sano jir.
Sido kale booliska ayaa shegay in ka hor in aan ninka rasaasta furay la soo qaban uu dab qabadsiiyay gaari isaga oo baxsad ah .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here