Ciidamada Maraykanka ee ka baxay Suuriya oo u gudbay Ciraaq

Wakaaladda wararka ee Reuters oo soo xiganaysa goobjoogayaal ayaa ku warramaysa in ciidamadii dowladda Maraykanka ee laga saaray waqooyiga Suuriya ay gudaha u galeen wadanka Ciraaq.
Kolonyo baabuur ah oo saraakiishan sida ayaa galay gobolka Dohuk,
Maalinkii sabtida ayay ahayd markii xoghayaha difaaca ee Maraykanka Mark Esper uu sheegay in ku dhawaad 1,000 oo ah ciidamo xukuumadda Washinton kaga sugnaa Suuriya la filayo in loo wareejiyo dhanka galbeedka Ciraaq si ay gacan uga gaystaan in laga adkaado kooxda ISIS.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here