Ciidamo dheeraad ah oo lagu dilay dagaalka Armenia iyo Azerbejan

Qowmiyadaha ku nool Nagorno-Karabakh ayaa sheegay in 45 askari oo dheeraad ah lagu dilay dagaalkii ay la galeen Azerbaijan, taas oo ka dhigaysa wadarta guud ee dhimashada milatariga 525 tan iyo markii dagaalku qarxay 27-kii Sebtember.
Ugu yaraan 25 qof oo rayid ah ayaa ladilay in kabadan 100na waa la dhaawacay ilaa waqtigaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here