Ciidanka Xoogga dalka oo raadinayay sahqsiyaad dil gaystay.

Saraakiisha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya gaar ahaan Qaybaha 27 iyo 21 ayaa howlgalo ka sameeyay deegaano u dhexeeya deegaanka Jawiil iyo degmada Beledweyne ee gobolka Hiraan.
Saraakiisha ciidanka hogaaminaysa ayaa sheegay inay iyagoo fulinaya amar ka soo baxay Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida ay sugayaan amaanka deegaanadaasi sidoo kalena ay raadinayaan kooxo dad shacabka gobolkaas ku dilay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here