Ciraaq oo laga xaqiijiyay in ka badan 300 oo ah kiisaska cusub ee coronavirus

Wasaaradda caafimaadka ee dalka Ciraaq ayaa sheegtay in 24-kii saac ee la soo dhaafay ay diiwaangelisay xaalado cusub oo la xiriira caabuqa corona kuwaaso gaaraya 308.
Tiradan ayaa lagu sheegay midii ugu badneyd ee hal maalin gudaheed la soo tabiyo tan iyo dabayaaqadii bishii labaad ee sannadkan.
Ilaa iyo hadda gudaha Ciraaq waxaa laga xaqiijiyay ugu yaraan 4,200 xaaladood halka dhimashada ay tahay 152 .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here