Cudurka Corona oo Saamayn ku sheegay Waxbarashada Soomaalida Koonfur Africa.

Cudurka Coronavirus ee aduunka oo dhan Saamaynta weyn ku yeesha ayay Soomaalida ku nool dalka Koonfur Africa waxay sheegeen inuu si gaar ah saameyn xooggan ugu yeeshay waxbarashada bulshada Soomaalida ah ee dalkaas ku nool.
Caruurta,Waalidiinta iyo Macalimiinta ayaa Waxay sheegeen inay Saamayn ka dhanka waxbarashada gaar ahaan Diinta ay hada wajahayaan maadaama albaabada la isugu dhuftay dhamaan madaarista iyo Masaajida ku yaalay dalkaasi Koonfur Africa ee Soomaalidu lahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here