Cudurka Nyanyowga oo sameeyay tuulo ka tirsan Wajeer

Dadka ku nool deegaanka Tula Tula ee ismaamulka Wajeer ayaa ka cabanayaa cudurka Nyanyowga oo saameyn ku yeeshay xoolaha ay dhaqdaan.
Wakiil wareedka warbaahinta Star ee Wajeer Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa arrintan wax ka weydiiyay mid ka mid ah mas’uuliyiinta wasaaradda caafimaadka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here